Home galmudug Daawo Madaxweyne Xaaf oo Ka Qeyb Galay Aas Kenya Loogu sameeyay Mid...

Daawo Madaxweyne Xaaf oo Ka Qeyb Galay Aas Kenya Loogu sameeyay Mid ka ah Halgamayaasha Soomaaliyeed

0
SHARE

Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Waxaa Lagu Aasay Allaha unaxariistee Maxamed Yusuf Muuro oo ka mid ahaa Halgamaayaasha Soomaaliyeed.

Aaska Marxuumka Waxaa Ka Qeyb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan  Dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug.

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa Ka mid ahaa Madaxdii aaskaas Ka qeyb galay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Ka Tacsiyeesay Geerida Ku Timid Maxamed Yusuf oo Ka dambeeyay 13-kii Halgamayaasha ee SYL

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here