Home puntland Siciid Cabdullahi dani Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Xilkii La Wareegay

Siciid Cabdullahi dani Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Xilkii La Wareegay

0
SHARE

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa Maanta si rasmiya loogu wareejiyay xarunta Madaxtooyada Puntland iyo calanka dawlada Puntland.

Siciid Cabdullahi Dani ayaa Laga Sugayaa in uu Dhameyso Qodoba Muhiim ah oo Horyaala Maamulkiisa 5 sano ee Soo Aadan

Madaxtooyada Cusub waxaa furay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole 15 April 2013.

8 Bishaan ayaa Doorasho Ka dhacday Garoowe Waxaa Xilka Madaxweynaha Maamulkaas Ku Guuleystay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Dani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here