Home puntland Sawiro Madaxweynaha Cusub ee Puntland Deni oo xilka kala Wareegay Cabdi Weli...

Sawiro Madaxweynaha Cusub ee Puntland Deni oo xilka kala Wareegay Cabdi Weli Gaas.

0

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne Ku-xigeenka Cusub Axmed Garaash ayaa maanta Xilalka kala wareegay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne Ku-xigeenkiisii C/xakiim Xaaji Cumar Camey, ka dib Munaasabad Kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Garoowe.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here