Home Wararka Maanta Madaxweynayaashi Hore ee Puntland oo ka Horyimid Go’aankii kaso baxay Isimada Puntland

Madaxweynayaashi Hore ee Puntland oo ka Horyimid Go’aankii kaso baxay Isimada Puntland

0

Madaxwayneyaashii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroowe iyo C/wali Gaas iyo weliba Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa bayaan ay wadajir u soo saareen iskaga fogeeyay qoraalka Isimadii 5-ta ahaa kasoo saareen xalka xiisadda hay’adda PSF ee ka taagneyd Boosaaso.

Waxay qoraalkooda ku sheegeen in go’aanka isimada aan iyaga lagala tashan, waxbana aysan kala socon, kuna arkeen baraha bulshada, Waxayna xuseen in go’aanka ka soo baxay isimada uusan xal u noqon karin Xiisada Boosaaso.

halkaan ka Aqriso Bayaanka Kasoo Baxay:

Ad
Previous articleDeg Deg Banaanbixi Lagu Balansana Beri oo Baaqday(Sawiro)
Next articleMaraykanka oo 24saac Guduhood laba jeer u Hanjabay Madaxda Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here