Home puntland Dhageyso Khudbadihii ay Jeediyeen Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Gaas ee Xil...

Dhageyso Khudbadihii ay Jeediyeen Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Gaas ee Xil wareejinta Maanta.

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi weli gas ayaa maanta xilkii maamulka iyo kuwa dowlada ku wareejiyay madaxweynaha Cusub ee Maamulka Siciid Deni isagoo wareejinta kadib ka hadlay dhoor arimood.

Madaxweynihii hore ee Puntland oo ku dheeraaday khudbadiisa ayaa shacabka Somaliyed ka codsaday in ay iska cafiyaan gaar ahaan kuwa wax ka tabanaya mudada uu xilka hayay.

Dhanka kale Siciid dani oo dhankiisa ka hadlay xil wareejinta ayaa diirada saaray Arimaha horyaala isagoo u mahadceliyay Gaas iyo taariikhda uu samyay.

Halkan Hoos ka dhageyso Khudbadihii oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here