Home wararka Dalka Daawo Hoolka Barlamaanka oo buuq isku badalay markii la Ansixiyay Xeerka Maamulka...

Daawo Hoolka Barlamaanka oo buuq isku badalay markii la Ansixiyay Xeerka Maamulka Bangiga dhexe.

0

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta dood kulul ka yeeshay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, waxaana Xildhibaanada qaarkood si adag dood uga keeneen sharcigan Wasiirada soo meel mariyeen.

Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa ka dooday wax ka badelka lagu sameenayo sharciga xeerka Maamulka Bangiga Dhexe , waxa ayna Xildhibaanada dooda dhiibatay qaarkood taageereen waxka bedelka sharciga halka kuwa kalana kasoo horjeeseen.

Markii dooda Xildhibaanada ka lahaayeen wax ka badelka Xeerka mamaulka Bangiga Dhaxe ee Soomaalia ayaa gudoomiyaha waxa uu faray Xildhibaanada in ay cod u qaadaan xeerkan si uu u dhaqan galo ama u diidaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here