Home wararka Dalka Kooxa Hubaysan oo Bam gacmeed ku Weeraray Gudoomiye Degmo (Akhriso)

Kooxa Hubaysan oo Bam gacmeed ku Weeraray Gudoomiye Degmo (Akhriso)

0
SHARE

Dableey hubeysan ayaa goordhaw bambo gacmeed ku weeraray hooyga uu daganyahay guddoomiyaha dagmada dayniile ee gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar.

Guriga guddoomiyah dayniile ee la weeraray ayaa waxa uu ku yaala nawaaxiga Isgoyska dabka, waxaana la maqlay Is rasaaseyn kooban oo dhexmartay ilaallada guriga guddoomiye Jacfar iyo dableeydii bambo gacmeedka kusoo weerartay.

Weerarka bambaanada khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay, waa halruux dhimashada iyo dhaawaca laba ruux kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here