Home wararka Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Amaanka Dowlada oo Loo xiray Dad ay ku...

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Amaanka Dowlada oo Loo xiray Dad ay ku Dhaawaceen muxaadaro Lagu qaban Lahaa Muqdisho

0
SHARE

Saraakiisha Amniga ayaa xiray askarigii rasaasta Ku furay dadkii u socday muxaadarada Sheekh kenyaawi ee galabta lagu qanlahaa Magaalada Muqdisho iyadoo markii dambe Sheekha uu hakiyay maxaadarada .

Warar Madax Banaan oo ay heshay warbaahinta ayaa Sheegaya in Ciidamada Amaanka Soomaaliya ay Xabsiga dhigeen Askerigii Risaasta Furay.

Dad Gaaraya Kumanaan Ruux ayaa Soo xaadiray Hoolka Muxaadarada, Waxaana Sidoo Kale Buux dhaafay Xarunta Sahal oo Lagu Qabanayay Wacdiga.

Taariikhda waa Markii Ugu Horeysay oo Muxaarado La qaban Lahaa ay Dadkaan Tirada badan ay soo xaadiraan.

Laakiin Dad Falanqeeya Arimaha siyaasada ayaa Su”aal Geliyay Sababaha Keentay in Risaas Lagu Furo Dad Doonayay in ay Ka qeyb Galaan Muxaadaro Diini ah iyadoona Hoolkaasi Bilaawgii Bishaan Lagu Qabtay Laba Bandhig Faneed oo Aysan Cidna Waxba Lagu Yeelin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here