Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Qarax aad u Xoogan oo ka Dhacay Ceelsha...

War Deg Deg ah: Qarax aad u Xoogan oo ka Dhacay Ceelsha biyaha

0

Qarax Aad u weyn ayaa Hada ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee ku yaala duleedka Muqdisho.

Jugta dhawaqa Qarax aad ayaa looga maqlay degaanka oo dhan.

Wali lama helin Faahfaahinta Qarax iyo Cida lala Beegsaday Burbur Xoogan ayuuna Gaystay Qaraxaan.

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Hirshabeele oo Weerar Afka ah ku Qaaday Beesha Abgaal “Ilaahow adigaan iga dhigin Abgaal”
Next articleFaahafahin Qarixii la dhacay Ceelasha Biyaha iyo Halka Uu ka Dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here