Home wararka Dalka Sawiro Suuqa Bakaaraha qeybo kamid ah oo gubanaya wali.

Sawiro Suuqa Bakaaraha qeybo kamid ah oo gubanaya wali.

0
SHARE

Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaro, ee degmada Howl-wadaag ee caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ay gubteen qeybo ka mid ah suuqa kuwa ugu muhiimsan.

Qeybaha dharka, bagaashka iyo qalab kale ayaa waxaa ka kacay dab, waxaana laga arkayaa guud ahaan magaalada Muqdisho.

Lama oga sababta uu dabka ka dhashay, laakin wararkeenna dambe la socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here