Home wararka Dalka Muxaadaro uu Muqdisho Ku Qaban Lahaa Wadaad Caan ah oo Dad Lagu...

Muxaadaro uu Muqdisho Ku Qaban Lahaa Wadaad Caan ah oo Dad Lagu Risaaseeyay (Sawiro)

0
SHARE

Muxaadaro uu Qaban Lahaa Shiikh Kiyaawi Kana Dhici Laheed Hoolka Sahal ee Muqdisho ayaa la Baajiyay, Ka dib Markii Ciidamada Dowlada ay Risaas Ku Fureen Dad Fara badan oo Usoo Xaadiray Muxaadarada Shiikha.

Isbuurasho ayaa Dhacday Maadaama Dadku ay fara Badnaayeen, Waxaana Ku Dhaawacmay 3 Ruux.

Shiikha ayaa La sheegay in Goobta Laga Kaxeeyay, Waxaana Cariiri ah Wadooyinka Muqdisho Gaar ahaan KM4, Soobe iyo Banaadir.

Dadkii ugu badnaa Ayaa soo Xaadiray in Kastoo aysan Suura gelin in Shacabka soomaaliywed aysan Daawanin Muxaadarasa Diiniga ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here