Home wararka Dalka Dowlada Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Sarkaal Boliiska oo Baraha Bulshada la Dhigay...

Dowlada Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Sarkaal Boliiska oo Baraha Bulshada la Dhigay Asigoo Dilaya Xaaskiisa

0

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay Xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kaas oo sida Wasaaradu sheegtay fal xun kula kacay Gabar Soomaaliyeed.

”Wasaaradda Amniga waxay soo xirtay Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaliyeed oo fal foolxun kula kacay Gabar Soomaliyeed oo ahayd xaaskiisi hore/ Xaafada Shibis. Marnaba looma dul qaadan doono in Ciidamadu ku xadgudbaan sharafta iyo xuquuqda muwaadinka Soomaliyeed.

Sarkaalka la xiray ayaa maalma ka hor waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyay Muuqaal,isaga oo ay Gacan ka hadal dhexmarayaan Haweeney la sheegay inay aheyd xaaskiisii hore,hayeeshee Wasaaradda Amniga ay xabsiga dhigtay.

Sarkaalkaan ayaa Horay Uga Tirsanaa Ciidamada NISA laakiin Hada Waa Sarkaal Boliis ah

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here