Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo si kulul uga hadlay Boobka doorashada

Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo si kulul uga hadlay Boobka doorashada

0

Xasan sheikh Maxamuud Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo si kulul uga hadlay doorashada Soomaaliya oo walaac xoogan xiligaan laga qabo.

Waxuu sheegay Madaxweynihii Hore ee dalka in doorashadaan boobka ah ay Horseedi karo dhibaatooyin Hor leh oo dalka ka dhaca, waxuuna sheegay in ay horay uga digeen dhibaatooyinka nuucaan ah.

Mar su’aal laga waydiiyay Doorashadii uu qabtay ayuu ku jawaabay “Aniga Maalin cad ayaan wareejiyay xilka doorashana qabtay, waxaana awooday inaan awood ku sii joogo balse waxaan diidaayay dhibaatooyin inaan dalka galiyo, waxana ahay 60 sana jir wadankiisa raba inuu ku sii noolaado ayuu yiri Madaxweyne Xasan”.

si kastaba ha ahaatee Doorashada hadda ka socota dalka ayaa lagu tilmaamay inay tahay Boob qaawan oo Villa Somalia ay Hormuud ka tahay.

 

Ad
Previous articleDhageyso Ra’isul Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay Muranka doorashada Fariina udiray DG
Next articleWasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey oo booqasho sharafeed ugu yimid Soomaaliya (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here