Home galmudug Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Oo kormeeray Xaruma Muhiim ah oo Galmudug Ka...

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Oo kormeeray Xaruma Muhiim ah oo Galmudug Ka Tirsan

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Kormeeray Xaruma Muhiim ah oo Ku yaala Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle  Xaaf aya Kormeeray Xarunta Dowlada Hoose iyo Xabsiga Dhaxe ee Galmudug.

Xaaf ayaa Tilmaamay in Kormeerkiisu yahay mid Ku saabsan u Kuur Gelida Xaalada Galmudug iyo sidio Loo Hormarin lahaa Deegaamada Galmudug

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here