Home galmudug War Hada Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Ganacsade Bashiir Goosato.

War Hada Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Ganacsade Bashiir Goosato.

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay Ganacsasde Bashiir Goosato oo kamid ah Ganacsatada magaalada Sida aadka looga yaqaano kaasi oo dilka loo geestay Caawa,

Xiliga dilka loo geestay Ganacsadaha waxa uu ku sugnaa albaabka goob ganacsi uu lahaa lamana oga sababta loo dilay waxana wararka intaasi ku darayaan in Qof ku hubeysan Qori uu dilka u geestay,

Magaalada Gaalkacyo ayaa bilihii u danbeeyay kasoo kabsatay dilalka loo geesto dadka indhaha u ah bulshada kuwaasi oo horay uga dhici jiray magaalada.

Wixi ku soo kordha lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here