Home puntland Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Shaaciyay in Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada aysan...

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Shaaciyay in Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada aysan Waxba Iska Bedelin (Akhriso)

0
SHARE

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in iskaashiga Maamul goboleedyada uu dhigayo dastuurka, isagoo caddeeyay in aan waxba iska bedeli doonin Golihii Iskaashiga dowlad goboleedyada ee sanad ka hor la aas aasay

Waxuu sheegay in aysan Jirin Wax iska Bedelay Dhimaha Golaha iskaashiga Dowlada Gobaleedyada Dalka.

Waan sii Shaqeyn Doonaa Mana Jiro isbedel Ku Yimid Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ayuu Yiri Madaxweynaha Cusub ee Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Dani.

Golaha iskaashiga  Dowlada Gobaleedyada ayaa Waxaa Ka baxay shariif Xasan Shiikh, C/weli Maxamed Cali Gaas, Waxaana Horay Horay Uga Baxay Madaxweyniha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare oo sheegay in Dowlada uu la Heshiiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here