Home galmudug Dhageyso Madaxweynaha Cusub ee Puntland” Golaha Iskaashiga Wuu Jirayaa Waxna Iskama Bedelin

Dhageyso Madaxweynaha Cusub ee Puntland” Golaha Iskaashiga Wuu Jirayaa Waxna Iskama Bedelin

0

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in iskaashiga Maamul goboleedyada uu dhigayo dastuurka, isagoo caddeeyay in aan waxba iska bedeli doonin Golihii Iskaashiga dowlad goboleedyada ee sanad ka hor la aas aasay

Waxuu sheegay in aysan Jirin Wax iska Bedelay Dhimaha Golaha iskaashiga Dowlada Gobaleedyada Dalka.

Dhinaca Kale Madaxweynaha ayaa Baaq ujeediyay Maamulka Soomaaliland

Halkaan Ka Dhageyso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here