Home galmudug Dadka Ku Nool Magaalada Galkacyo oo Lagu Sameenayo Tirakoob si Loo Adkeeyo...

Dadka Ku Nool Magaalada Galkacyo oo Lagu Sameenayo Tirakoob si Loo Adkeeyo Amniga Magaaladaas

0

Duqa degmada Gaalkacyo Ee Puntland Yaasiin Cabdi Samad oo  la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in tiri koob lagu sameynayo shacabka iyo guryaha ku yaalla Magalada Gaalkacyo si loo xaqiijiya Amaanka Magalada, Islamarkana lala socda wixii ku soo kordha magaalada Gaalkacyo.

Waxaa uu shacabka ka dalbaday in ay  la shaqeeyaan ciidamada amaanka ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobaka Mudug.

Sidoo kale Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa wacad ku  maray in cidii ka hortimaada qorshahan tilaabo adag laga qaadi doono.

Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Puntland ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal qorsheysan oo ay geystaan koox ku hubeysan bistoolad.

Dadkeenta Amaanka ayay Qeyb Ka Tahay Tirakoobka Dadka Degan Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here