Home galmudug Dhageyso Ciidamada Galmudug oo u Ruuqaansanaya Deegaano ay Gacanta Ku Hayaan Alshabaab,...

Dhageyso Ciidamada Galmudug oo u Ruuqaansanaya Deegaano ay Gacanta Ku Hayaan Alshabaab, Xilli Ciidamada Dhiira gelin Loo sameeyay

0

Ciidamada Qeybta 21aad ayaa baneyn doonna Xeryaha Qaar si ay ugu Ruuqaan sadaan Dhulka Cadawga Alshabaab ay Ku harsan yihiin.

Xeryaha laga guuri doonno waa kuwo ku yaal Deegaanada Nabdoon waxaana joogi doona Talisyada kale ee amniga

Ciidamadaan Waxaa Loo Diyaariyay in ay Alshabaab Kala wareegaan Deegaano Hor Leh oo Galmudug Ka Tirsan Alshabaabna ay Gacanta Ku Hayaan

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here