Home galmudug Qaar Ka mid ah Beelaha Dega Galmudug oo Ka Soo Horjeestay Shir...

Qaar Ka mid ah Beelaha Dega Galmudug oo Ka Soo Horjeestay Shir uu Caabudwaaq Ka Furay Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya (Akhriso)

0
SHARE

Ujeedka Socdaalka Wasiirka arimaha Gudaha Somalia uu Ku Tegay Degmada Caabudwaaq ee Galgaduud oo Ay ka soo Hor jeesteen Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Galmudug.

Odayaasha ayaa sheegay in wasiirka uusan u imaan Halkaan u imaan Nabadeen iyo dib u heshiisiin maadaaba uu garab maray Qaabkii nabadaynta sida Ey Sheegen Odayaasha Beesha wagardhaceen Oo  Shir Jara’id Ku Qabtey Dagmadd Caabudwaaq.

Odayaasha Dhaqanka Beesha Wagardhaceed ayaq Kulanka ey isugu Yimaaden  magalada Caabudwaaq Ayey Ku Qaadaceen Socdaalka Wasiirka arimaha Gudaha Uu ku Yimid Magalada Caabudwaaq .

Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka Beesha Wagardhaceed Ayaa Dhinaca kale Beeniyey Heshiis La Sheegey in la Dhex Dhigey Beelihii ku Dagaalamey Deegano hoos yimaado kaxandhaale .

Beeshaan ayaa sheegtey in wasiirka arimaha gudaha socdaalkiisu uu salka ku hayay ka safrida Garoonka diyaaraha dagmada caabudwaaq iyo Kormeer uu ku Sameynayey xaruumo ganacsi uu gaar uleeyahay sida shirkada neshin, Waa sida Hadalka loo dhigaye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here