Home Wararka Maanta Deg Deg: Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Xildhibaan Loo Doortay

Deg Deg: Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Xildhibaan Loo Doortay

0

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa goor dhow loo doortay Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia.

Shiikh Shariif oo kursiga loo xiray ayaa doorasho ka dhacday magaalada Jowhar waxaa uu ku soo baxay kursiga HOP 146 oo uu horey ugu fadhiyey wasiirka amniga Somalia C/llaahi Maxamed Nuur

Sharif Shiikh Ahmed oo saaka gaaray Jowhar ayaa ku guuleystay kursiga markii uu tanaasulay Sheriif Abukar Ahmed oo malxiis ahaa.

Shariif Sheekh Axmed ayaa 101 Ergo ay ugu codeeyeen cod gacan taag ah  sida ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle.

 

 

Ad
Previous articleGudoomiyayaasha Goloha Shacabka Iyo Aqalka Sare oo Ka wada Hadlay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha
Next articleCali Guudlaawe oo Shiikh Shariif la Kulmay Kadib Doorashadiisii Ka Dhacday Jowhar(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here