Home puntland Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Maamulka Puntland.

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Maamulka Puntland.

0

Madaxweynaha waqtiga xilheyntiisa sii dhamaaneyso ee Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharax u tagaan qabashada xilka Madaxweynaha Puntland.

Munaasabad loogu qabtay Magalada Garoowe ayuu Maanta ku shaaciyay in markale uu yahay musharax Madaxweynaha Puntland,waxana uu sidoo kale soo bandhigay waxyaabaha u qabsoomay intii uu xilka haayay.

C/Weli Gaas ayaa Xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland waxa uu qabtay 8 bishii Koowaad ee Sanadkii 2014,waxa uuna Xilkaasi hayaa Mudo 5 sano ah.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gaas.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here