Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Qoor qoor iyo xubna ka Tirsan DFS oo ka Qeyb-galay Munaasabada...

Madaxweynaha Qoor qoor iyo xubna ka Tirsan DFS oo ka Qeyb-galay Munaasabada Caleema saarka Gudoonka Cadaado (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Wasiir ku Xigeenka Wasaradda Warfaafinta Dowladda federaalka C/raxmaan Al-cadaala, Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federalka, Xubnaha Labada Golle ee Dowlad Goboleedka Galmudug, maamulada Mudug iyo Galgaduud, kan degmada Gaalkacyo ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Caleemo saarka Maamulka cusub ee Degmada Cadaado oo maantay ka degmadaasi.

Ad
Previous articleSidee loo kala qeyb aaday awoodaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka
Next articleWasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ku Guulaystay Hogaanka Guddiga Afrika (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here