Home Wararka Maanta DEG DEG: Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo looga yeeray Xafiiska Xeer ilaalinta si...

DEG DEG: Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo looga yeeray Xafiiska Xeer ilaalinta si su’aalo loo waydiiyo

0

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta gaar ahaan qeybta qaabilsan danbiyada lidka ku ahaa maaliyadda iyo dhaqaalaha, sida lagu sheegay warqad kasoo baxday xeer ilaalinta qaranka

In kastoo aan si rasmi ah loo ogeeyn eedeymaha loo heysto wasiir balse hadana xeer ilaalintu waxay sheegtay in wax laga weydin doono ‘arrimo la xiriira maaliyadda uu xafiiska baaristiisa wado.

Hoos ka Akhriso.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan sidee ayuu uga jawaabay Ansixinta Ra’isul Wasaaraha cusub
Next articleGolaha Aqalka Sare oo Maantay Dooetay 8 Guddi ansixiyayna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here