Home Wararka Maanta DEG DEG: Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo geeriyooday

DEG DEG: Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo geeriyooday

0

Waxaa saaka waaberigii ku geeriyooday magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsanaa golaha shacabka baarlamanka federaalka Somalia.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal (Boorow) ayaa la sheegay inuu geeriyooday ka dib xanuun soo wajahay inkastoo aan faahfaahin badan laga heynin xanuunkaas.

Geerida Xildhibaanka ayaa waxaa xaqiijiyey Xildhibaano saaxiibadiis ahaa iyo Wasiirkii hore ee haweenka DF Xaniifa Xaabsade oo bogagooda baraha bulshada ku soo daabacay.

Marxuum Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal (Boorow) ayaa ka mid ahaa xildhibaanada laga soo doortay Maamulka degaanada Koonfur galbeed Somalia.

 

 

Ad
Previous articleDowlada Eriteria oo War Cusub kasoo saartay Dagaalka Kasocda Etoobiya xili lasheegay inay Ka qayb Qaateen
Next articleMarkab shidaal sida oo quusi raba xeebaha Yemen (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here