Home Wararka Somaliya Warmurtiyeed Laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga qaran (Akhriso)

Warmurtiyeed Laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga qaran (Akhriso)

0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa laga soo saaray war murtiyeed kadib muddo labo maalmood ah oo uu shir ugaga socday magaalada Muqdisho madaxda Golaha Wadatashiga Qaran.

Qodobada la isku raacay ee laga soo saaray kulankan ayaa waxaa ka mid ah in Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Somaliland ay si wadajir u soo xulayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi, waxaana ka hubinaya Ra’iisul Wasaaraha.

Xildhibaannada Aqalka Sare ee Somaliland waxaa dooranaya 46 Xubnood oo ka kala socda 23 ka socda Odayaasha Dhaqanka Somaliland iyo 23 xubnood ka socda Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Halkan hoose ka aqriso War Muriyeedka laga soo saaray shirkan;

Ad
Previous articlexukuumadda Somaliya oo Guddi u saartay Baaritaanka dad AMISOM ay Sh/Hoose ku dishay
Next articleMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Shaqsi Lagu Eedeeyay inuu daacish yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here