Home galmudug Ku dhawaad 30 ruux oo lagu xiray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb

Ku dhawaad 30 ruux oo lagu xiray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb

0
SHARE

Dad Gaaraya 30 ruux ayaa  Ciidamada Amaanka Galmudug Waxay Ku xireen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.

Dadka La xiray ayaa La sheegay in looga shakiyay Qaraxyo La sheegay in la soo Geliyay Magaalada dhaxdeeda.

Cabsi Ayaa Ka Jirta magaalada Dhuusamareeb, waxaana dadka La xiray Lagu qiyaasay dad gaaraya 27 Ruux oo shacab ah.

Ciidamada Amaanka galmudug ayaa Aad u adkeeyay Amaanka Galmudug, ka dib Qaraxyo Laga shaki qabo in gudaha Loo soo Geliyay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here