Home Wararka Maanta Guddiga Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Kala Diridii uu P.M Rooble kala...

Guddiga Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Kala Diridii uu P.M Rooble kala Diray

0

Guddigu wuxuu ugu danbeyn u mahadcelinayaa dhammaan guddiyada doorashada Heerarkooda kala-geddisan sidii kartida lahayd ee ay ugu hagar baxeen shaqadii loo igmaday ee caqabadaha kala duwan huwanayd oo isugu jiray mid dhaqaale, mid mid siyaasadeed, kuwo amni intaba.

Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxaa looga hadlay tilaabadii uu Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku kala diray Xubnaha Guddiyadii Doorashada Heer Federaal iyo mid Dowlad Goboleed.

Hoos ka akhriso qoraalka Feit

Guddigu Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT waxa uu uga mahadcelinaynaa Ra’iisulwaasaraha JFS Mudane Eng. Maxamed Xuseen Rooble magacaabistiisii guddiyo aqoon durugsan u leh maamulka doorashada, si dhabar adayg leh oo hufnaani ku dheehantahay ku maamulay doorashadu intii ay socotay. Sidoo kale hagistiisii iyo iyo garab istaaggii uu muujiyey waqtiyadii adkaa ee doorashada oo aan la’aantiis la dhaqaajin kareen laga gudbi kareen culeysyo badan oo soo food saaray doorashada Dalka.

 

 

Ad
Previous articleDeg Deg: P.M Rooble oo Cawa Kala Diray Guddigi Doorashooyinka iyo Fahad oo Dharbaaxo kale Ku dhacday
Next articleXildhibaanadii lacagta Qaatay Oo Qaarkood lagu Dhaganyahay(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here