Home Wararka Somaliya Galmudug Kursiga HOP137 oo La ogaaday Cida Loo Xiray ee Kusoo Bixi Doonta...

Kursiga HOP137 oo La ogaaday Cida Loo Xiray ee Kusoo Bixi Doonta kaas oo Dhawaan Galmudug lagu Dooran Doono

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay habraaca saddex kursi oo doorashadooda la qabanayo 25-ka bishan Febraayo. Mid ka mid ah kuraasta la shaaciyay ayaa ah #HOP137, kaasoo ah kursiga Beesha uu ka soo jeedo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in kursigan loo xiray nin dhalinyaro oo lagu magacaabo C/risaaq Xusul oo la sheegay inuu wato Fahad Yaasiin Taliyihii hore NISA.

Afarta kursi ee Beelaha uu ka soo jeedo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaan hal kursi talo laga siin dhammaan kuraasta beelaha Waceysle ee Galmudug.

 

iyadoo Musharaxiinta kale ee ka soo jeeda Galmudug sida Farmaajo, Xasan Kheyre iyo Musharaxiin kale laga tixgeliyay kuraastooda, waxaana tani ay bannaanka u soo saartay dagaalka tooska ah ee Madaxweyne Qoorqoor ee ka dhanka ah Xasan Sheekh.

Ad
Previous articleGalmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa kuraasta HOP012, HOP048 iyo HOP137
Next articleDeg deg Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Fasaxay Kursigii Fahad yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here