Home galmudug Madaxweyne Ku xigeenkii Hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb oo Eedeeyay Madaxweyne...

Madaxweyne Ku xigeenkii Hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb oo Eedeeyay Madaxweyne Xaaf

0
SHARE

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee  Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Abdi Max’ed Axm’edNuur   Ayaa Sheegay In Wax laga Xumaado Tahay Ciidamada Xilligan Looga Yeeray Magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Xarunta Gobolka Maamulka Galmudug

Waxa Uu Tilmaamay In Ciidamadu Ay Yihiin Kuwo Ka Diiwan Gashan Taliska Booliska Soomaaliyeed Isla-Markaana Qaata Mushaaraad Ay Bixiso Dawladda Dhaxe, Balse Xaafka  Uu Hadafkiisu Yahay iska Hor-Keenidda Ummadda Ku Dhaqan Qaar Ka Mid Ah Deeganada Gal-mudug.

Waxuu sheegay in aysan Muhiim aheen in Ciidamada iyo Saraakiisha Galmudug aana looga wicin Magaalada dhuusamareeb, iyadoo wili uu jiro khilaafka Madaxda Galmudug

Hadalka Madaxweyne Ku Xigeenki Maamulkii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Ayaa Waxa Uu Imaanayaa Iyadoo Todobaadkaan Gudihiisa Magaalada Dhuusa-Mareeb Looga Yeeray Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska Ee Ku Sugnaa Cadaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here