Home jubaland Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Wafdi la socda oo Gaaray Magaalada Kismaayo ee...

Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Wafdi la socda oo Gaaray Magaalada Kismaayo ee Jubbaland

0
SHARE

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya  Cabdi Xaashi Cabdillaahi.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland, xubnaha labada golle iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Guddoomiyaha Wafdigiisa oo ay qeyb ka yihiin Sanotero k tirsan Aqalka Sare ayaa waxaa la geeyay Aqalka Madaxtooyada Jubbaland,waxaana ay saacadaha soo socda la kulmi doonaan Madaxda Sare ee Maamulka Jubbalamd.

Ujeedka Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo wafdiga la socda ay Kismaayo u tageen ayaa ah xal ka gaarista khilaafka Dowladda iyo Maamulka Jubbaland,waxaana wafdiga dhamaan ay tegi doonaan Maamul Goboleedyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here