Home galmudug (Akhriso) Agaasimaha Waxbarashada galmudug oo Laga Magacaabay Magaalada Cadaado.

(Akhriso) Agaasimaha Waxbarashada galmudug oo Laga Magacaabay Magaalada Cadaado.

0
SHARE

Warqoraala oo Kasoobaxay xaafiiska Wasiirka waxbarashada Maamulka Galmudug Ibraahim Shiiq Xasan Guure Oo Dhawaan uu soomagacaabay Madaxwaynaha Caddado Lagudoortay Axmed Baasto ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada Galmudug.

Maxamed Abshir jiirow ayaa loomagacaabay Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada Galmudug.

Warqada Lagusoomagacaabay Agaasimaga Waxbarashada Galmudug ayaa Lagu sheegay in Lagusooxulay Tayadiisa.

HALKAAN KA AKHRISO WARQADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here