Home galmudug Shaqada Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hobyo oo Hakad la Geliyay Sababa...

Shaqada Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hobyo oo Hakad la Geliyay Sababa Amniga La xariira darteed.

0
SHARE

Waxaa Hakad Galay shaqada Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hobyo oo Mudooyinkii Dambe ahaa mid aad ushaqeynayay.

Sababaha Hakadka loo geliyay Shaqada Garoonka ayaa lagu sheegay in ay jirto Cabsi ku aadan dhanka Amaanka.

Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Hobyo ayaa sheegay in ay Jiraan Ciidamo Loogu Talagalay In ay sugaan Amniga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, laakiin hada ay yihiin kuwa aan Gudaneen Shaqadooda, islamarkaan yihiin dibad Joog.

Si aysan Saameen uyeelan Shaqada laga Joojiyay garoonka diyaaradaha  ee Hobyo Waxay ugu baaqeen madaxda Maamulka Hobyo, Dowlada dhaxe iyo Madaxda Maamulka Galmudug in ay Soo fara geliyaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here