Home galmudug Madaxweye Xaaf oo La kulmay Saraakiisha Ciidamada Boliiska ee Galmudug (Akhriso)

Madaxweye Xaaf oo La kulmay Saraakiisha Ciidamada Boliiska ee Galmudug (Akhriso)

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maantay xarunta Madaxtooyada galmudug ee magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Saraakiisha Boliiska ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

kulanka ayaa mid diiradda lagu saaray xaaladaha amni  ee dowlad Goboleedka Galmudug iyo sidii loo kordhin lahaa xaqiijinta Amniga.

Kulanka ayaa waxaa  goob joog ka ahaa Taliye ku-xigeenka Booliska Galmudug Saraakiisha talisyada Booliska ee Magaalooyinka Galkacyo ,Dhuusamareeb, Cabudwaaq,Cadaado,Hobyo iyo deegaano kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here