Home wararka Dalka Guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka oo La Kulmay Gudoomiye Mursal (Akhriso)

Guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka oo La Kulmay Gudoomiye Mursal (Akhriso)

0
SHARE

Guddiyada Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa galabta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, iyadoo lagu go’aamiyay in maalinta berri uu kulmayo Baarlamaanka.

Kulanka Guddiyada Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxaa ka dhex muuqday Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee uu dhowaan kala diray Guddoomiye kuxigeenka 1aad.

Guddoomiye Maxamed Mursal oo la hadlay Guddiyada Joogtada ayaa sheegay in arrinta kala dirida Guddiga uu sida ugu dhaqsiyaha badan uu go’aan uga soo gaari doono, isla markaana uu keeni doonp go’aan dastuurka wafaaqsan oo dhinacyada oo dhan raalli geliya.

Kulanka soo aadan ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Looga Hadlay Kulankii Guddiga Joogtada ahaa Waxyaabaha Looga hadli doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here