Home puntland Siyaasada Puntland oo Hawada Gashay iyo Musharaxiinta oo La saftay Eng Camay...

Siyaasada Puntland oo Hawada Gashay iyo Musharaxiinta oo La saftay Eng Camay {Akhriso}

0
SHARE

War-Saxaafadeed ay Maanta soo saareen 16 ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa waxa ay ku taageereen Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Musharixiinta ayaa waxaa ay Warsaxaafadeedkooda ku sheegeen inay taageerayaan Guddigaas,hayeeshee ay ka soo horjeedaan guddigii uu shalay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Cali Gaas Magacaabay.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Mushatixiinta Madaxweynaha Puntland ee Guddiga taageeray.
  1. Dr. Aadan Maxamad Ciise (Gaadaale)
  2. Eng. Cabdirizaaq Cabdullahi Jaamac (Jannagale)
  3. General Khaliif Ciise Mudan
  4. Eng. Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye)
  5. Cali Xaaji warsame
  6. Maxamad Siciid (Morgan)
  7. C/samad Maxamad (Gallan)
  8. General Axmad Jaamac (Shaale)
  9. Mudane Mohamud Cabdi Maxamad
  10. General Siciid Maxamad Xirsi (Siciid dheere)
  11. Xuseen Axmad Xasan Fiqi
  12. Saciid Cali
  13. Dr. Maxamad Salaad (Qoryooley)
  14. Dr. Saadiq Eenow
  15. Xaaji Maxamad Yaasiin
  16. C/weli C/maan Geyre .     

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here