Home galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug” Xil Haynta Madaxda Galmudug Waxaa Ka Harsan 7...

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug” Xil Haynta Madaxda Galmudug Waxaa Ka Harsan 7 Bilood.

0
SHARE

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in uusan jirin da daal laga dhaxwado madaxda maamulka ee qilaafka uu kadhaxjiro

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa sidookale sheegay in Xiliga Xilhayntooda ay ka hartsan tahay Muddo 7 bilood ah isla markaana Odayaasha Dhaqanka laga doonayo udiyaar garoowga soo xulista Xildhibaanada Galmudug ee Badali lahaa kuwa haatan jooga.
waxa uu sidoo kale sheegay in Qilaafka hareeyay Madaxda maamulka uu sii dheereeyay Hogaamiyaasha Maamulada ee doonayo in Dowladda Dhexe ay bar bar istaagaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here