Home Wararka Maanta Deg Deg: Gudiga Qabanqaabada Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka oo la Doortay

Deg Deg: Gudiga Qabanqaabada Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka oo la Doortay

0

Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10 xubnood oo ka soo kala jeeda shanta beelood, kuwaasoo kala ah:

1- Cabdullaahi Rooble- kasoo jeeda Puntland (Daarood)

2- Mohamed Hussein Hadi- Kasoo jeeda Somaliland (Dir)

3- Cabdirisaaq Cumar- kasoo jeeda Hirshabeelle. (Hawiye)

4- Xuseen Maxamed Nuur- kasoo jeeda Galmudug (Hawiye)

5- Xaaji Cali Max’ed Nuur- Kasoo jeeda Koonfur Galbeed (Digil iyo Mirifle)

6- Maxamed Abukar- Kasoo jeeda Koonfur Galbeed (Digil iyo Mirifle)

7- Dahabo Suusow Maxamud- Kasoo jeeda Hirshabeelle (Beesha 5aad)

8- Qaasim Cilmi Seed- kasoo jeeda Galmudug (Daarood)

9- Cumar Sharif Jeeg- kasoo jeeda Banaadir (Beesha 5aad)

.

10- Nasro Mahdi Caraale- kasoo jeeda Jubbaland (DIR).

Guddigan ayaa maalinta Berri yeelanaya kulankoodii u horreeyay oo ay uga arrinsanayaan howlaha qaban qaabada doorashada Guddoonka.

Ad
Previous articleGolaha Shacabka oo Iska Dhexdooranaaya Gudiga Qabanqaabada Dooorashada Gudoonka Golaha Shacabka
Next articleAqalka Sare oo iyaguna Dooratay Xubnaha Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here