Home galmudug Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadda Dalka oo si buuxda u Taageeray Go’aankii shalay...

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadda Dalka oo si buuxda u Taageeray Go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare BFS.

0

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadda Dalka Ayaa si buuxda u taageeray Go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare BFS.

Warkaan qoraalka ah ee ka soobaxay Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf” Waxaana lagu muujiyay in goluhu ay si wadajir ah usoo dhaweenayaan ka shaqeynta Xalka Labad dhinac.

” Waxaan Tixgelinaynaa Qoraalka Aqalka sare ayaa Lagu yiri warkaan ka soo baxay Xubnaha Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada dalka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here