Home galmudug Shiikh Cali Cilmi Yare oo ku geeriyooday Qaraxyada ka dhacay Xaruuntiisa Gaalkacyo.

Shiikh Cali Cilmi Yare oo ku geeriyooday Qaraxyada ka dhacay Xaruuntiisa Gaalkacyo.

0
SHARE

Waxaa wali ka socda Rasaas xoogan Xaruunta Gaalkacyo uu ku lahaa Shiikh Cali Cilmi yare Waxana gudaha Xaruunta ku jira Rag Hubeysan Sida wararka sheegayaan.

Qaraxa ugu horeeyay ayaa lagu dilay Shiikkh Cali Cilmi yare oo ahaa Shiikha Xaruunta sida ay xaqiijinayaan Wararka kasoo baxaya Xaruunta.

Dad badan ayaa ku dhintay Qaraxa dad kalena way ku dhaawacmeen Qaraxyada oo ahaa ku dhawaad 3 Qarax inkastoo la shegayo in 2 Qarax ay yihiin.

Raga ku jira Xaruunta Gudaheeda oo galay marka uu qaraxa 1 aad dhacay ayaa wali goobta ka dhex dagaalamaya waxana meel aan sidaasi uga fogeen ay ku suganyihiin dad badan oo Gaalkacyo ku sugan kuwaasi oo xaalada ka warsugaya.

Lasoco Wareysiga Xaalada dhabta Shaqo ayaa ku socota

Mudug24 Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here