Home galmudug Dhageyso Wareysi Shiikh Cali Cilmi Yare oo Gaalkacyo lagu Dilay iyo Rasaas...

Dhageyso Wareysi Shiikh Cali Cilmi Yare oo Gaalkacyo lagu Dilay iyo Rasaas Wali Socota.

0
SHARE

Wareysi Goor dhow uu Wariye Caydaruus Axmed Sahal la yeeshay Wariyaha Gaalkacyo Maxamed Muxuyihiin Saxansaxo ayuu kaga wareystay Xaalada Gaalkacyo oo Qaraxyo ka dhaceen.

Wariye Saxansaxo ayaa ka waramey Qaraxyada Halka laga eegtay kuwaasi oo gaaraya 2 Qarax Waxana uu dhanka kale ka hadlay Tirada Dadka ku dhintay.

Wariyaha ayaa sheegaya in Shiikh Cali Cilmi yare oo kamid ah Shiikh Xaruunta uu ku dhintay Qaraxa sida Warar lagu kalsoonaan karo.

Xaalada Goobta Qaraxa ka dhacay iyo Sidoo kale Raasaas iyo Hub Culus oo laga maqlayo ayuu ka warbixiyay iyo in Ciidanka Galmudug ku biireen Dagaalka.

Halkan Hoose ka Dhageyso Wareysi Buuxa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here