Home Wararka Caalamka Nin Taksiile ku dilay Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden oo lagu qabtay...

Nin Taksiile ku dilay Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden oo lagu qabtay Wadan kale

0

ugu danbeyn Waxaa gacanta lagu dhigay nin Dhawaan magaalada Bergsjön ee Göteborg ku dilay nin Taksiile ah.

Ninka Taksiilaha ayaa dilka loo geestay xili uu soo dhameeyay shaqadiisa goor subax ah waxana dilka kadib loogu tagay gaariga dhexdiisa isagoo meyd ah

Falka kadib ninka ayaa baxsaday waxana Booliska ay sheegeen in wadan aan aheyn kuwa Nordiga lagu qabtay ninkaasi.

Booliska ayaa sheegay in ninka falka looga shakisanyahay aanan horay wax danbe ah loogu heynin.

ilaa hada lama garanayo sababaha ka danbeeyay dilka ninka taksiilaha ah.

Ad
Previous articleBaraf Xoogan oo ka da’ay Sweden iyo Digniino loo diray Darawalada
Next articleKoobka Aduunka oo markii ugu horeysay lagu furayo Quraanka Kariimka (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here