Home Wararka Somaliya Galmudug Wararkii ugu Danbeeyey Dad Kala Duwan oo Anooyin Qabiil Loogu Laayay Galmudug...

Wararkii ugu Danbeeyey Dad Kala Duwan oo Anooyin Qabiil Loogu Laayay Galmudug iyo Xiisado Ka Taagan Saakay

0

Dableey hubeysan ayaa aano qabiil ugu dishey deegaanka Faragooy oo Dhuusamareb hoostaga ilaa afar rag ah oo kamid ah dadka deegaanka, kuwaa oo la toogtey xili ay ku caweynayeen goob lagu fiidsado Dadkaan Lalaayay Ayaana Kasoo Jeeda Beesha Cayr.

Maleeshiyaadka dilka geystey oo sida la sheegay ka yimid deegaanada Xiindheere Dadkaan Dilka Gaystay ayaana Kasoo Jeeda Beesha Duduble oo Wax ka Daga Degmooyinka Galmudug inkastoo Alshabab Maamulaan Deeganadooda.

Dhanka kale maleeshiyaad kasoo jeeda Caabudwaaq ayaa aano qabiil u laayey qoys dhan, waxaa ay dileen Aabe iyo wiilkiisa, iyagoo dhaawacey hooyadii reerka, waxaa weerarkan uu ka dhacey saakay tuulada xanantuur oo Xerraale ka tirsan.

Qoyska dhibku gaarey ayaa deegaan ahaan ku abtirsada degmada Cadaado.

Waakuwaan Sawirada Dadka Lagu laayay Degaanka Faragooy:

Ad
Previous articleAntonio Guterres oo baaq Soomaaliya ka Xumaatay u dirtay Soomaaliya iyo Itoobiya
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Itoobiya Oo Si Kulul Uga Hadashay Heshiiskii Xasan Sheekh Iyo Al-Siisi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here