Home Wararka caalamka Wiil Somali ah oo weerar loo adeegsaday Mindi ka geestay Dalka Australia.

Wiil Somali ah oo weerar loo adeegsaday Mindi ka geestay Dalka Australia.

0
SHARE

Nin dhalinyaro Somali Australian ah oo la aaminsanyahay in uu ka tirsanyahay Daacishta ka dagaalanta Syria ayaa weerar loo adeegsaday Mindi ka geystay Magaalada Melporn ee dalkaasi Australia.

Booliska dalkaasi ayaa warbaahinta u sheegay in ninkaasi oo magaciisu lagu sheegay Xasan Khalifa Shire oo 30 sano jir ah in uu midi uu watay uu ku waxyeeleeyay ilaa 4 ruux oo taagnaa hareeraha wado ku taallo bartamaha Magaalada Melporn ee dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here