Home Wararka caalamka War hada Ah Dalka Turkiga oo la wadaagay Wadamada qaar Codka laga...

War hada Ah Dalka Turkiga oo la wadaagay Wadamada qaar Codka laga duubay Dilkii Wariye Jamal Khashoqgi.

0
SHARE

War goor dhow lagu baahiyay warbaahinta isla markana heshay warbaahinta mudug24 ayaa tilmaamaya in Dalka turkiga oo la wadaagay wadamo dhoor ah Codadka laga duubay wariye Jamal Kashoqgi.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in xogtaasi la waadaageen Wadamada Sacuudiga, Mareykanka, Germalka ,ingariiska iyo Faransiiska.

Wariye Jamal Kashoqgi ayaa la waayay xili uu gudaha u galay Qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul waxana 59 sano jirkaasi la shaaciyay in uu ku dhexdhintay Gudaha Qunsuliyada.

Meydka wariye ayaa ilaa iyo hada la layahay waxana isbuucii hore la shaaciyay in aashito lagu shubay jirkiisa.

Mudug24 Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here