Home wararka Dalka Kooxa Hubaysan oo Wadada Ugalay Dad soo aaday Dadkii shalay Lagu Dilay...

Kooxa Hubaysan oo Wadada Ugalay Dad soo aaday Dadkii shalay Lagu Dilay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

0
SHARE

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas lagu furay Gaari ay la socdeen dad soo duugay Meydadka qaar kamid ah dadkii ku geeriyooday Qaraxyadi lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Wadada loo galay Gaari ay saarnaayeen dad ka soo laabtay Aaska dad ku geeriyooday Qaraxyadii shalay,waxaana ka dhashay weerarkaasi khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Laamaha amniga Soomaaliya weli kama hadlin dhacdadaas,mana jirto cid sheegatay mas’uuliyada gaariga lagu rasaaseeyay duleedka Magalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here