Home galmudug Dhagayso Barakacayaasha Ku Nool Cadaado oo Dalbaday Gurmad Xili lagalay Waqtiyadii Roobabka

Dhagayso Barakacayaasha Ku Nool Cadaado oo Dalbaday Gurmad Xili lagalay Waqtiyadii Roobabka

0
SHARE

Xaalad nolol xumo Oo aad u liidata ayaa laga soo sheegayaa in ay Kunool yihiin Dadka Kunool Kaam Kamida ah Kaamamka Kuyaala Magaalada caddaado Waxaana Kunool Kaamka Dad Kasoobarakacay Colaadihii Al-shabaab iyo Dadka Deegaanka Kudhaxmaray Qaybo Kamida Gobolka Mudug.

Qaarkamida Dadka Kunool Kaamka ayaa sheegay in Sababta ay u soobarakaceen ay Tahay  in Al-shabaab ay Ku amreen inay Keenaan Qaarkamida Caruurtooda Si loo askareeyo.

Xaalado  nolol Xumo ayay Sheegeen inay Xiligaan Kuhaysato Kaamka  Ka mida Kaamkamka Magaalada Cadaado Kuyaala.

Gudoomiyaha Kaamka ayaa  sheegay in aysan Jirin Wax Caawimaad ah Oo ay Hada Kahor heleen Marka Lagareebo biyo Galin loosameeyay Dadka kunool Kaamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here