Home Wararka Caalamka Xisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden

Xisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden

0

Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco Xijaabka.

Robert Hanna ayaa sheegay in uu fakarkiisa cabirayo marka ay timaado arintan ku aadan xijaabka in laga mamnuuco hablaha dhigta Waxbarashada dhexe iyo hoose.

Xisbiga Libaraalka waxa uu qaataa fikir liberaal ah oo ku salaysan sare u qaadida xoriyada qofka. Xorriyadda dharku waa fikrad dheer oo ay hormuud ka yihiin kuwa xorta ah .

Tiro badan oo ka mid ah siyaasiyiinta liberaaliga ah ayaa dhaleeceeyay xisbiga ka dib markii lagu dhawaaqay qodobbada heshiiska “Tido” ee lagu soo dhisay dowladda hadda jirta, iyadoo la tixgelinayo in xisbigu uu tanaasul weyn ka sameeyay siyaasadda socdaalka iyo isdhexgalka ee Sverigedemokraterna (SD).

Waxa uu hadalkiisa ku daray in Qasab tahay in mamnuucida xijaabka ee hablaha la xaqiijiyo.

Ad
Previous articleLiz Truss oo is cashisay kadib 45 Maalmood oo Xilka Raysulwasaraha UK Haysay
Next articleRag Kufsi ka Gaystay Kadibna Muqaal ka Duubay Gabar oo Maxkamada Caabudwaaq Go,aan ka Gaartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here