Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha galmudug oo caawa La caweeyay Bulshada Magaalada Galkacyo (Sawiro)

Madaxweynaha galmudug oo caawa La caweeyay Bulshada Magaalada Galkacyo (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladd Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Gaalkacyo kula caweeyay bulshada qeybaheeda kala duwan sida ganacsatada culimada iyo dhalinyarada ku dhaqan magaalada.

Madaxweynaha ayaa ku amaanay ganacsatada reer Galmudug maalgalinta ay ku sameeyeen deegaanka asagoona ku dhiirogeliyay iney sii ballaariyaan maalgashiga iyo ganacsiga xorta ah.

Qoor qoor ayaa Kormeeray Magaalada Galkacyo iyo Hormarka ka muuqanaya waxuuna Bulshadii ku sugneed Goobaha uu tegay uu la qaatay Waqti, waxuuna kula dardaarmayay in La ilaashado Amniga iyo Hormarka Deegaanka.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa dhawaan gaaray Galkacayo ka dib xiisad ka dhalatay Wadaad caan ahaa oo dhawaan Lagu dilay Galkacyo ka dib Afduub Loo gaystay Sheekha.

j

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo caawa joojisay Munaasabad Lagu xusayay Xuska 18 May ee Somaliland
Next articleRooble oo diiday Amar ka soobaxay Madaxweynaha kuna saabsanaa Doorashada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here