Home galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Kormeer ku Sameeyay Xarunta Adeega Bulshada Bixiya ee Magaalada...

Madaxweynaha Galmudug oo Kormeer ku Sameeyay Xarunta Adeega Bulshada Bixiya ee Magaalada Galkacyo Ku yaala {Sawiro}

0
SHARE

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug axmed Ducaale gelle ,Xaaf, oo Maalmihaan ku Sugnaa Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Manta Booqaday Xarumaha Adeegyada bulshadaa magaalada Galkacayo.

madaxweynha  ayaa waxaa  Boqashadiisa  ku wehlinayay Xubna ka Tirsan Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Gaalkcyo.

Waxaana ka mid ahaa Xarumihii uu manta madaxweyne Xaaf. Garoonka Cabdullaahi Ciise, Stadio Kaasi oo dib uhabeyn lagu sameyn doono Isbitalka Guud Ee Konfurta Magaalada Gaalkacyo, iyo Xarumaha kale oo muhiim ah

Boqashada madaxweynaha Galmudug uu ku tagay Xarumahaas ayaaa aheyd mid uu madaxweynuhu ugu kuur galayay sida ay ushaqeyeen dhaman Xarumaha Adeegyada Bulshada Ee Magaalada Gaalkcyo EE Gobolka mudug.

Dhinaca Kale madaxweyne xaaf ayaa  sidoo kale Booqday Hoyga Islaam bashiir Islaam oo ka mid ah Salaadinta Puntland wuxuuna la qaadtay Kulan is Xogwareysi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here